Daawo:Wariyayaasha Jubaland ayaa diiday Ansixinta Xeerka Saxaafada Axmed Madoobe

axmedmadoobe

Wariyayaasha Jubaland ayaa diiday Ansixinta Xeerka Saxaafada Jubaland, kadib markii maanta la soo hor dhigay Xeerka Qabya Qoraalka ah iyadoonan horay looga tala gelin, Qaar ka mida Saxafiyiinta ku sugan Magaalada Kismaayo waxaana sida wax u dgaceen ka waramaya (Maxamed Qaasim Cali Waxar) (Mascuud Cabdullaahi).

Hogaamiyaha Jubbaland Axmed madoobe oo waqtigiisii dhamaaday ayaa horay eaxuu cunaqabatayn saaray Wariyaasha ka hawl gala Kismaayo iayakopo loo diiday inay tabiyaan war wax ka sheegaya Maamulka Axmed madoobe waxa kaliya ee loo ogol yahay inay tabiyaan ayaa ah Amaanta Axmed Madoobe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.