Daawo:Qasaaraha uu gaystay Qaraxii Gaari loo Adeegsaday oo ka dhacay Suuqa Ganacsiga ee Muqdisho Mall

qarax

Ku dhawaad Toban Qof ayaa ku Geeriyootay Tira inta ka badana wey ku Dhaawactay Qarax Gaari loo Adeegsaday oo ka dhacay Suuqa Gancsiga ee Muqdisho Mall oo ku yaala Dagmada Xamar Weyne ee Gobolka Banadir.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.