Wasiir Beyle oo la kulmay Safiirka Mareynkanka ee Soomaaliya

bayle

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta la kulmay safiirka Mareynkanka ee Soomaaliya H.E. Donald Y.
Wasiir Beyle ayaa sheegay in safiir H.E. Donald Y. Yamamoto,ay ka wada hadleen arimo ku saabsan sidii loo hormarin lahaa dhaqaalaha Dalkeena,wuxuuna intaasi raaciyay in Mareynkana uu muhiim u yahay dib-u-habeynta Maaliyadda sidoo kalena uu yahay saaxiibka Soomaaliya
“Waxaan la kulmay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya H.E. Donald Y. Yamamoto oo aan ka wada hadalney arimo ku saabsan sidii loo horumarin lahaa dhaqaalaha Dalkeenna. USA waxa uu muhiim u yahay dib-u-habeynta Maaliyadda sidoo kale waa saaxiibka Soomaaliya,” ayuu yiri Wasiir Beyle.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.