Daawo:Wariye Cabdi Maalik Muuse Coldoon oo lagu Wareejiyay Ciidamada Federalka Ethopia

coldon

Wararka ka imaanaya deeganka Soomalida ayaa waxay sheegayaan Wariye Cabdi Maalik Muuse Coldoon in lagu Wareejiyay Ciidamada Federalka Ethopia kadib Markii Ciidamada liyuu Booliska ay ku Xireen Dagmada Gaashamo ee Gobolka Jarar.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.