Daawo:Gudiga dorashada Puntland ayaa kudhawaaqay 32 Musharaxa

puntland

Gudiga Doorashada Puntlaqnd ayaa waxay ku dhawaaqeen Musharaxiinta u tartamaya Madaxwaynaha iyo kuxigeenka Puntland Gudiga ayaa waxay shaaciyeen inay isdiiwaan galisay 21 Muisharax oo utaageen Kursiga Madaxwaynaha iyo 11 u tartamaysa Kursiga Madaxwayne kuxigeen.

Doorashada Madaxwaynaha iyo kuxigeenkiisa ayaa waxay dhici doontaa maaliinta Talaadada oo taariiqdu tahay 08 Bisha Janaayo waxayna ka dhici doontaa Magaalada Garoowe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.