Taliyaha qaybta 60-aad ee xoogga dalka ayaa xilkiisa la wareegay

Taliyaha qeybta 60aad ee ciidanka xooga dalka General Cabdirixmaan Cismaan Tima cade ayaa si rasmi ah ula wareegay xilka, kadib munaasabad lagu qabtay Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay
Munaasabadda ayaa waxaa ka qeyb galay saraakiisha Ciidamada, masuuliyiin iyo marti sharaf kale, Taliyaha oo khudbad u jeediyey ciidanka ayaa kula dar daarmay in loo diyaar garoobo sidii hal meel looga soo wada jeesan lahaa kooxaha Argagixisada ah ee nabadiidka ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.