Daawo:Siyaasi ku eedeeyey Madaxwaynaha Galmudug iyo Beelo uu wata oo kuduulay Degaanka Soomalida Itoobiya

qaasim

Siyaasi Qaasim Cabdikariim Cilmi ayaa ka hadlay Colaadda Kaxandhaale iyo siyaasadda guud ee Dalka Soomaliya Waxuuna Siyaasi Qaasim ku edeeyey Madaxwaynaha Galmudug Axmed Ducaale xaaf oo Xilka kaqaadeen Xildhibaanada Galmudug iyo Beelo uu abaabulay inay ku duuleen Deegaanka Soomalida Itoobiya kuwaas oo deegaan aysan daganayn dhibaato isugu jirta Dil iyo dhaawac ka gaysteen.

Siyaasi Qaasim Cabdikariim ayaa waxuu kaloo intaas ku diray beelaaha Kaxandhaale kusoo duulay inay dhulboob usocdaan ayakoo deegaan aysan dagina kusoo duulay, Waxaa kaloo siyaasiga ka hadlay sidii doorasho Wanagsan uga dhici lahaa Soomaliya 2020 iyo Xaalada Qalafsan ee kajirta Jubbaland

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.