Daawo:Axmed Madoobe oo Filin Dhamaday Ticket Ujartay

axmedmadoobe

Hogaamiyaha Jubbaland Axmed Madoobe ee waqtigiisa dhamaday ayaa waxuu 5tii sano ee lasoo dhaafay usheegayey Bulshada jubaland inuu xorayn doono deegaanada ka maqan Jubbaland ee Alshabab haysto,  Axmed Madoobe ayaa balamahaas uu sheegay waxba ka hirgalin waxuuna 6 Sano dhaafi la yahay 5 Kilomitir.

Magaalda Kismaayo ayaa waxaa u furan Hawada waxaana Jidadka Soo gala ka xiray Alshabab, waxaa kaloo kala xiran Dhoobley iyo Kismaayo taas oo diyaarad loo kala Raaco dhulna aan lagu aadi Karin Dhoobley.

Axmed madoobe oo ku fashilmay Hogaanka Jubbaland oo aan haysan taageerada shacabka Jubbaland iyo kan dowlada Soomaliyeed surta gal uma noqonayso inuu ku guulaysto dagaalka looga soo horjeedo Shabab.
halkaan hoose ka Daawo Axmed madoobe oo booqashooyinkii tirada badnaa mid kamida oo uu ku tagay xeryaha Ciidanka Kismaayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.