Daawo:Musharax Madaxweyne Puntland Cali Ciise Cabdi oo Sheegay inuu rabo inuu samata Bixiyo Puntland

cali

Musharax Madaxweynaha Puntland Cali Ciise Cabdi ayaa maanta soo gaaray magaalada Garoowe ee Caasumada Maamul Goboleedka Puntland waxuuna marka hore uga mahadceliyey dadka tan iyo shalay kusugaayey garoonka waxuuna kaloo sheegay inuusan aheyn dhaqaale doon ee yahay inuu bad baadiyo Puntland deegaanada kamaqana soo celiyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.