Daawo:Cabdiwali Gaas oo Imaaradka ka yimid ayaa sheegay inuu Xukunka kusoo laabanayo

gaas

Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Gaas oo Waqtigiisa Maalmo uga Hareen ayaa mar uu maanta soo gaaray Magaalada Garoowe asagoo kasoo laabtay safar uu ku tagay Imaaradka Carabta halkaas oo u aaday sidii dhaqaale uu ku galo doorashada Soo socota ee Madaxwaynaha PuntlandĀ  ayuu waxuu sheegay inuu doorashada soo socota ku guulaysan doono.

Sida qorshaha uu ahaa Cabdiwali Gaas ayaa waxuu doonayey inuu barxada Garoowe kula hadlo shacabka Puntland lakiin waxaa ka horyimid dad carayusan ku dhawaaqaya Gaas dooni mayno.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.