AKHRISO:-Wasaarada Caafimaadka Soomaliya oo la wareegtay Isbitaalka Banaadir.

Warqad kasoo baxday wasaaradda caafimaadka ee xukuumadda soomaaliya ayaa lagu sheegay inay kula wareegtay gacan ku heynta isbitaalka hooyada iyo dhallaanka ee Banaadir.
Isbitaalkaan ayaa indhawaale waxaan gacanta ku hayay hay’adaha caafimaadka ka shaqeeya ee adduunka ka howlaga.
Wasaaradda caafimaadka ee xukuumadda soomaaliya ayaa sheegtay iyada oo la fulinayo siyaasadda xukuumadda soomaaliya ee kaga aadan adeegyada caafimaad ee shacabka soomaaliyeed ay suurta gelisay in si toos ah ay ula wareegaan maamulka isbitaalka banaadir islamarkaana ay bedalaan qaab dhismeedka isbitaalkaasi.

Sababaha uu xirmaayey Isbitaalka Banaadir halkaan Riix

banadir

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.