Guddoomiyaha Aqalka sare oo gudiyada Joogtada ah uga warbixiyey safarkii uu dhowaan ku tagay dalka Turkiga

aqalka sare

Guddoomiyaha Aqalka sare Maxamed Xaashi Cabdi ayaa waxuu gudiyada Joogtada ah ee Aqalka sarre ee soomaliya uga warbixiyey safarkii uu dhowaan ku tagay dalka Turkiga kaas oo uga qayb galay shir calami ah oo ay isugu yimaadeen dalal badan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.