Daawo:Shacabka Berbera Oo Ka Bananbaxay Cashuuro lagu soo rogay

Isu soobaxa balaraan oo ay sameeyeen shacabaka Magaalada Berbera ayaa ujeedkiisa uu ahaa lacago dheeraad ah oo wasaarada Howlaha Guud duldhigtay shacabka Berbera kuwaas oo xamili Karin madaama ay yihiin dad aad utabar daran.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.