Daawo:Minnesota Xaflad Lagu Taageerayo Axmed Dhuxul waxna loola harin Farmaajo iyo Mucaaradka Axmed Madoobe

axmedmadoobe

Magaalada Minnesota ee Dalka Maraykanka waxaa ka dhacay Xaflad lagu taageerayo Hogaamiyaha Jubbaland ee waqtiisa siii dhamaanayo, dadkii kasoo qayb galay Xafaladaan ayaa waxay weerar aan kala go lahayn ku qaadeen Dowlada federaalka ah ee Soomaliya ayakoo sheegay inuu Madaxwayne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo doonayo inuu kursiga ka tuuro Axmed Madoobe.

Dhanka Kale Hogaamiyaha Jubbaland axmed Madoobe ayaa waxuu sheegay inuu Kismaayo ku yimid Dagaal dhawaana xoraynayo Deeganada Alshababka haystaan, waxaa kaloo dhaliil usoo jeediyey Dowlada Federaalka ah ee soomaliya

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.