Top News:Khilaafkii Guddoonka Golaha Shacabka oo laxaliyey

xildhiban

Magaalada Muqdisho waxaa Maanta ka dhacay kulamo xal loogu raadinayay khilaafka soo kala dhexgalay  Golaha Shacabka kaas oo sababay in ay hakadaaan Shaqooyinkii Barlamaanka Soomaliya, Kulamada oo ahaa kuwa Saacado socday oo udhaxeeyey Xildhibaanada iyo Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaliya.

Qaar kamid ah xildhibaanada golaha Shacabka ayaa sheegay in Guddoonka Baarlamaanka ay ku heshiiyeen in dib loosoo celiyo howlaha Baarlamaanka lana damiyo Xisaadda Siyaasadeedxildhinban

xildhoban

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.