Daawo:Xildhibaan Huddo Ahmed Ali oo ayaa sheegatay in laga Been abuurtay Saxiixeeda

xildhibaan

Xildhibaan Huddo Ahmed Ali oo ka tirsan Barlamaanka Faderaalka Somaaliya ayaa sheegatay in laga Been abuurtay Saxiixeeda, Aysana ka mid ahayn Xildhibaanada Mooshinka ka keenay Madaxaweyanaha Somaaliya.
Waxay ku tilmaantay Xildhibaanada Mudanayaasha Mooshinka keenay Qaswadayaal rabo inuu bur buro Qaranka Somaaliya.
Mudooyinkii Danbe ayaa waxaa soo baxay Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka oo sheegayay in laga Been abuurtay aysan ku jirin Xildhibanadii 92 ayaa ee Mooshinka.
Halkaan ka Daawo Muqaalka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.