Daawo:Jigjiga Madaxwayne Musftaf cagjar ayaa Waraystay Haween ku Xirnaa Jeel Ogadeniya

mustafe

Madaxwaynaha Deegaanka Soomalinad Mustaf Cagjar ayaa waxuu la kulmay Haween Dhibaato loogu gaystay Xabsiga Jeel Ogaadeenya kaas oo dad badan lagu dhibaateeyey qaarna Naftoodii ku waayeen, Haweemka Lakulmay Madaxwayne Mustaf Cagjar ayaa sheegay inuu Madaxwaynihii Hore Cabdi Ilay uu isagu Si gaara Haweenkaan dhib ugu gaystay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.