Daawo:Guddoomiyaha Baaarlamaanka Jubbaland oo Qiray Awood kororsi Axmed Madoobe

axmed

Guddoomiyaha Baaarlamaanka Jubbalnd Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan oo xarunta golaha Baarlamaanka Jubbaland ku qabtay shir jaraa’id ayaa faahfaahin ka bixiyey xeerkii siinaayey Axmed madoobe awood korarsi kaas oo sheegaya Musharaxii ay raaban inay Cayriyaan Xubnaha Baralamanka Jubbaland Xubinta Xildhibaanada laga qaadi karo taas oo ka caraysiisay qaar kamida Xildhibaanada jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.