Koox Hubaym oo nin gamacsade ah Muqdisho kudilay

muqdisho

Kooxo hubeysnaa ayaa goordhaweyd waxa ay Nin Ganacsade ahaa  ku dileen deegaanka Ceelasha Biyaha ee dhanka Koonfureed Magaalada Muqdisho.

Dada Goob-joogayaal ah ayaa sheegay in dilka uu ka dhacay wadada Arbacow oo ka tirsan deegaanka Ceelasha Biyaha,islamarkaana Marxuumka lagu toogtay goobtiisa Ganacsiga.

Ala Ha u Naxariistee Ganacsadaha la dilay aaya lagu magacaabi jirey Cumar Macow,lamina oga sababta ilaa haatan loo dilay.

Goobta uu dilka ka dhacay waxaa goordhaweyd gaaray Ciidamadda amaanak Dowladda federaalka Soomaaliya,waxaana socda baaritaano.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.