Daawo:Jaaliyadda Soomaaliyeed Ohaio ee dalka Maraykanka ayaa kulan la qaatay madaxda gobolkaas

Kulankan oo ay soo abaabuleen dowlada Hoose Ujeedkiisa ayaa ahaa sidii loo abuurilahaa is dhexgal, iyo in Jaaliyadda Soomaaliyeed ay si dhab ah ula xariiri karaan hay’adaha dowlada, iyo in xal loo helo cabashooyinka jaaliyadda oo ay ka mid tahay sidii loo dabagali lahaa sababta keentay dilalka dhalinyarada Soomaaliyeed iyo cida ku lugta leh, in lala shaqeeyo dhalinyarada, arimaha waxbarashada, Guryaha, dhiirogalinta Ganacsiga, la dagaalnaka daroogada iyo qodobo aad u baddan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.