Daawo:Musharixiinta Madaxtinimo ee Puntland ayaa Cabdigaas eed ujeediyey

gaas

Qaar kamid ah Musharixiinta Madaxtinimo ee Puntland ayaa shirjara’id oo ay Garoowe ku qabteen waxay Madaxweynaha wakhtigiisu siidhamaanayo Cabdiwali Gaas ku eedeeyeen in uu doonayo in uu isku koobo magacaabista guddiga khilaafaadka Baarlamanka sidookalena uu soo xulanayo xildhibaanno.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.