Ciidamo Kale dheerad ah oo sugaya amniga ayaa Gaaray Magaalada Baydhabo

ciidan

Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, ayaa waxaa maanta Gaaray Ciidamo kale oo dheeraad ah kuwaas oo ay kamid yihiin Saraakiil Sare, Ciidankaan loogu talagalay iney door muuqda ka qaataan sugida amniga magaalada Baydhabo, gaar ahaan halka ay ka dhaceyso doorashada iyo amniga Guud ee magaalada Baydhabo.

Cidamadankaan ayaa kubiiraya Ciidan kaloo boqol gaareysa oo shalay la geeyay Magaalada Baydhabo waxaana qaar kamida Ciidamadaan la dajiyay goobo loo cayimid iyo wadooyinka Magaalada Baydhabo soo gala.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.