Muuqaal:Camey oo sheegay inaan lala heshiin Haraadiga maamul goboleedyada

Madaxwaynae kuxigeenka Maamul goboleedka Soomaliyeed ee Puntland Cabdixakiim xaaji Cuma Camey ayaa waxuu ka hadlay Qilaafka Dowlada iyo Madaxda Maamul goboleedyada waxuuna marka u mahadceliyey Madaxwaynaha Hirshabele Maxamed Cabdi waare sida wanagsan ee u gartay Masuuliyadii saarnayd.

Madaxwayne Kuxigeenka Puntaland ayaa waxuu sheegay inuusan Jirin qilaaf Dowlada iyo Puntland kala dhaxeeya mana aha xiligaan in heshiis lala galo Haraadiga maamul Goboleedyada madaama waqtigoodii dhamaaday.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.