Daawo:Jubaland Puntland iyo Somaliland Dambiyaal kusugan oo Maraykanka iyo Itoobiya Soo qabanayaan

mustaf

Madaxwaynaha Deganka Somaliya Mustafe Cagjar iyo safiirka Maraykanka ufadhiya dalka Itoobiya oo Booqday Xabsiga Jeel Ogaadeenya ayaa sheegay in lasoo qabanayo dambilayasha u fakaday Jubaland, Puntland, Somaliloand, Dubai, iyo Maraykanka.

Madaxwayne Mustafe Cagjar ayaa waxuu sheegay dadkii Dhibka wayn ka gaystay deegaanka Soomalida dhacayna Lacag badan ayaa waxay ku sugan yihiin Jubaland, Puntland, Somaliland, Duabi iyo Dalka Maraykanka waana soo qabanaynaa meelay Joogaan ayuu yiri Mustafe Cagjar.

Dhanka Kale Safiirka Hadalkaan kasoo yeeray Madaxwayne Mustaf iyo safiirka Maraykanka ayuu waxuu dhibaato ku yahay dadkii shacabka Soomalida dhibka ugaystay ee ku dhuumalaysnaya Soomaliya iyo dalka Dibadiisa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.