Eedaysanaal Lagu Soo Qabtay 439 dhalo Khamri aya Maxkamada Gobolka Togdheer Xukun Ku Riday

qamro

Maxkamada Gobolka Togdheer ayaa waxau Xukun Ku Riday Lano Eedaysanaal Lagu Soo Qabtay Khamri dhan 439 dhalo kuwaas oo lagu xukumay Sadex sano oo Xariga iyo Sadex Milyan oo lacagta Soomaliland ah khamrdiina waxaa lagau jajabiyey Maxkamada Horteeda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.