Daawo:Qaraxii Muqdisho Ninkii ka dambeeyey oo Gacanta lagu soo dhigay iyo qasaarihii ka dhashay

qarax

Qarax xoogan ayaa Maanta waxa uu ka dhacay Xaafada Kaawa-Godeey qeybta degmada Wadajir ee Magaalada Muqdisho, Inta la xaqiijiyay 5 Ruux ayaa qaraxaasi ku geeriyootay kuwa kalena waa ay ku dhaawacmeen kuwaas oo ku sugnaa Goobta uu qaraxa ka dhacay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.