Wasaaradda Maaliyadda soomaliya oo war ka soo saartay Dhaqaalaha ku baxa Safarrada Madaxda Dowladda

farmajo

Wasaaradda Maaliyadda dowlada Soomaliya ayaa waxay ka warbixisay Qorshaha ah ayey ka leedahay Dhaqaalaha ku baxa Safarrada Madaxda Dowladda ee ukala safraaya dalka Gudihiisa iyo dibadiisa, waxaana ka warbixiyey Agaasimaha Guud ee wasaaradda Maaliyadda Soomaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.