Madaxwayne Waare oo Ka Baaqday Safar La Filayey In uu Ku Tago Beledwayne.

Madaxwaynaha Maamu goboleedka Soomaliyeed ee Hirshabeele Maxamed Cabdi Waare ayaa waxuu ka kabaaqday safar uu ku tagi lahaa Magaalada Baladwayne ee gobolka Hiiraan, Baaqashada Madaxwaynaha Hirshabeele ayaa waxaa lagu sheegay inay tahay arimo la xariira Xaga Amniga madaama ay so gaarayaan Magaalada Jowhar wafti ka socda wasarada Gaashaandhiga Soomaliya kuwaas oo kala arisanaya Maamulka Hirshabeele sidii dagaal ka dhan ah kooxda Alshabab loogu qaadi lahaa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.