Daawo:Banaanbax ka dhan ah Madaxweynaha Soomaaliland ayaa ka dhacay Laascaano

banabax

Magalada LaasCaaco waxaa ka dhacay banaanbax looga soo horjeeday imaanashaha Madaxweynaha Soomaliland Muuse Biixi kaas oo Soo gaaray Magaalada Laasco, qaybaha Kala duwan ee Bulshada laacaano ayaa waxay Bananbax wayn ka dhigeen Maagalada Laascaano Bartankeeda ayakoo ku dhawaaqayey eryo ka dhan ah Madaxwaynaha Soomaliland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.