Muuqaal:Musharax madaxweyne puntland jabiye ayaa qardho lagu soo dhaweeyay

Musharax madaxweyne puntland Maxamuud khaliif jabiye ayaa qardho lagu soo dhaweeyay waxaana soo dhawayntiisa ka qayb qaatay dad aad utiro badan kuwaas oo wadada uga hortagay Musharax Maxamuud Khaliif Jabiye.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.