Daawo:Berbera Shaqaale Ajaaniib ah oo Shaqada kala wareegay kuwii Maxalliga ahaa

Dadka Muruqmaalka ah ee ku nool Magaalada Berbera ayaa waxay cabasho ka muujiyeen dad ajnabi ah oo shaqooyinkii yar yaraa ee ayka xamaalan jireen lawareegay, dadkaan muruqmaalka ayaa kacabashadooda u gudbiyeen Maamulka Gobolka saahil Dadkaan Ajaanibta ah ayaa waxay ka yimaadeen dalalka Indiya, Hindiya iyo Itoobiya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.