Daawo:Musharax Madaxwaynaha Jebiye Oo Booqday Xarunta Agoomaha Baran

Musharaxa Madaxwayanaha Maamul Goboleedka Soomaliyeed ee Puntland Maxamuud Khaliif Jebiye ayaa waxuu Booqday Xarunta Agoomaha ee Magaalada Baran halkaas oo uu kula kulmay ardayda iyo maamulka Xarunta Agoonta.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.