Daawo:Wasaarada Cadaalada Somaaliya ayaa kaqayb qaadatay Dhismaha Tiyaatarka Qaranka

wasiir

Magaalada Muqdisho ee Caasumada Soomaliya ayaa waxaa kasocda ololaha Isxilqaan kaas oo lagu dhisaayo golaha Murtida iyo wacyigalinta Soomaliya kaas oo ay dhismihiisa ka qayb qaadanayaan wasaarada iyo Hay’adaha Dowlada Soomaliya, Shaqaalaha iyo Masuuliyiinta ugu sareeysa Wasaarada Cadaalada Soomaliya ayaa waxaay ka qayb qaateen Dhismaha Tiyaatarka qaranka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.