Daawo+Sawiro:Wasaaradda Cadaaladda Jubbaland oo Xeer ilaaliyayaasha iyo Garsoorka u qabatay tababar

jubaland

Wasaaradda Cadaaladda Jubbaland ayaa Tababar ku saabsan sidii looga wada shaqeyn lahaa cadaaladda oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Cadaaladda garsoorka iyo arrimaha diinta ayaa loo qabtay garsoorayaasha xeer ilaalinta iyo kaaliyaasha ee garsoorka Jubbaland taas oo ka dhacday Magaalada Kismaayo.
Tababarkaani ayaa waxaa goob joog ahaa wasiir ku xigeenka wasaaradda cadaalada garsoorka iyo arrimaha diinta iyo agaasimaha guud, gudoomiyaha maxakamada racfaanka Jubbada hoose iyo xeer ilaaliyaasha iyo Masuuliyiin kale oo ku xeerdheer arimaha Garsoorka iyo Cadaalada.


jubaland

jubaland

jubaland

jubaland

jubaland

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.