Daawo:Musharax Jabiye $50,000 ugu deeqay Wadooyinka Burburay ee Boosaaso

Musharraxa Madaxwaynaha Puntland Maxamuud Khaliif Xasan Jebiye ayaa lacag dhan $50,000 (konton kun oo doollar) ugu deeqay guddiga loo xil saaray dayactirka waddada laamiga ah dhex marta Magaalada Boosaaso.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.