Daawo:Taliyaha Boliiska Kismaayo oo Digniin adag udiray Mucaaradka Jubaland iyo Kuwa Facebooga wax kuqora

jubaland

Taliyaha Ciidanka Boliiska Jubbaland Qaybta Jubbada Hoose gaashanle Sarre Maxamed Naasir Guuleed Ayaa Digniin adag u diray dadka wararka Been Abuurka ah ku faafiya baraha Bulshadda, Taliyaha ayaa sidoo kale sheegay in Ciidamadda Amaanka ay la Xisaabtami donaan Qof kasta oo Faafiya warar been Abuur ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.