Daawo:Bulshada Gobolka Gedo oo digniin u diray Axmed Madoobe

axmedmadoobe

Mid ka mid ah beelaha kasoo jeeda Gobolka Gedo ayaa kulan ku yeeshay muqdisho waxay diginin udireen Madaxwaynaha jubbaland axmed Madoobe ayakoo ku eedeeyey inuu iska horkeenayo bulshada Jubbaland gaar ahaan kuwa Gobolka Gedo, waxaa kaloo ka soo horjeesteen xil ka qaadistii gudoomiyihii Degmada Baardheere.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.