Daawo:Xaaf oo laga dalbaday inuu iscasilo ama Wiilasha Puntland kuxiran soo daayo

xafsade

Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxay banaanbax ka dhigeen Koonfurta Magalada Gaalkacyo, Dadkaan banaanbaxa dhigaya ayaa waxa ay ka careysan yihiin Maxkamada Dowlad Goboleedka Puntland oo Xukun dil toogasho ah ku riday Cabdirasaaq Xuseen Tahliil oo la sheegay in uu yahay Ganacsade.

Dadkaan oo katirsan maamulka Galmudug ayaa waxaay ugu baaqeen Madaxwayanaha Galmudug inuu iscasilo ama Shacabka Galmudug ee kuxiran Puntland soo daayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.