Daawo:Bananbax looga soo horjeedo Madaxda Jubbaland oo kadhacay Gedo

Bananbax looga soo horjeedo Madaxda Jubbaland ayaa waxuu kadhacay Jubbaland gaar ahan Degmada Buudhuubo ee Gobolka Gedo kaas oo kasoo qayb galeen dad aad u tiro badan oo isugu jira qaybaha kale kale duwan ee Bulshada Buurdhuubo,

Dadkaan Mudahaaraadka dhigaayey ayaa waxay socod kudhexmareen Bartamaha Degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo ayakoo ku dhawaaqay hadalo lid ku ah Madaxda ugu sareeysa Jubbakand oo ugu horeeyo Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Madoobe.

1 Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.