Akhriso:Axmed madoobe xilka kaqaaday wasiiro kasoo horjeestay Xunkiisa

axmedmadoobe

Madaxwayanaha Jubbaland Axmed madoobe ee waqtigiisa dhamaaday ayaa isku shaandheyn ku sameeyey qaar kamid aha golihiisa wasiirada sida Madaxtooyada , Amniga , Shaqada iyo Shaqaalaha ,Dastuurka iyo Maaliyada.

Axmed Madoobe ayaa wasiirada  uu xilka ka qaaday waxaa kamida wasiir dowle ku biiray Mucaaradka Axmed madoobe sida Wasiir dowlaha Aminga Jubbaland Maxamed Cabdi Kaliil.
jubaland

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.