Ururka Suxufiyiinta Qaranka Somaliyeed oo Cambaareyey Wariye Garbahaaray Lagu Xiray

jeylaani

Ururka Suxufiyiinta Qaranka Somaliyeed ee (NUSOJ) waxa uu canbaareynayaa xariga loogu geystay Magaaladda Garbahaarey ee Xarunta Gobolka Gedo Wariye Jeylaani Xuseen Yuusuf Hogaamiye Eid, waxayna talaabadani tahay mid kasoo horjeeda Xuriyadda hadalka iyo dhaqdhaqaaqa Shaqadda Suxufiga.
Ururku waxa uu ugu baaqayaa Masuuliyiinta Dowlad Goboleedka Jubbaland iyo Maamulka Gobolka Gedo in ay siiyaan Xurayadiisa Wariyaha, kadibna laga wada hadlo wax walba oo jira iyada oo loo marayo qaab sharci ah.
Mahadsanidiin.
Abdifatah Hassan Farah.
Gudoomiye ku xigeenka labaad
Ururka Suxufiyiinta Qaranka Somaliyeed (NUSOJ)

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.