Daawo:Xildhiban Cabdi Shire Ciyaar jecel oo soo jeediyay in la ansixiyo Ku noqoshada miisaaniyadda 2018

Doodii maanta ee Baarlamaanka oo ku saabsaneyd mushaaraadkii ay bixin jireen dalalka caalamka ayna siin jireen Ciidamadda Xoogga Dalka Soomaaliya oo hakad gashay, ayaa nasiib wanaag waxaa suurtagal noqotay in Wasaaradda Maaliyadu ay suurtagalisay in ay daboosho kaalintii ay baneeyeen dalalkii ajnabiga ah. Xildhibaanada qaar ayaa qabay in dib loo dhigo ansixinta miisaaniyada arrimo badan oo jira awgood sida aad ku arki doontaan doodii maanta.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.