Wararka
- Iskuduwaha Wasaaradda Warfaafinta Jubbaland ee Gobolka Gedo ayaa shaaciyey inuu yahay musharax Xildhibaanka Jubbaland
- Sawiro:Tahniyad Aroos OO Kal iyo Laab Ah Maxamed Gallad Cismaan Iyo Nimco C/qaadir Cali
- Daawo:Kulankii Xasan sheekh iyo Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo fashil kudhamaaday
- Shir Sanadeedka Garsoorka Dalka ayaa ka socda Muqdisho
- Raiisalwasaare Khayre oo lakulmay Madaxwayne Laftagareen
Daawo:Xasuus Qaran Oo Loo Samaynayo dadkii Lagu Dilay Weerarkii October 14, 2017
- Updated: 11th October 2018

Kulan ay Muqdisho ku yeesheen golaha wasiirada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa looga hadlay dhibaatadii xanuunka iyo muragada badnayd ee ka dhalatay weerarkii argagaxiso ee 14 October 2017 lala eegtay Isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho.
Xunbaha golaha wasiirrada ayaa falanqayn kadib waxa ay isku raaceen in xasuus qaran loo sameeyo dadkii ku dhintay weerarkaas arxan darrada ahaa, iyo in la caawiyo dadkii ku dhaawacmay, eheladii dadkii wax ku noqday iyo dadkii ku hanti beelay.