Wararka
- Daawo:Khayre oo Habeenimo Booqaday wasarada shaqada iyo Arrimaha Bulshada
- Daawo:Markii ugu horeeysay oo Shirka Tubta Horumarinta Arrimaha Bulshada lagu qabto wasarada caafimaadka
- Daawo:Xildhibaan Qaamuus oo ka horyimid eedeemihii loo Jeedeyey Madaxwayne waare
- Daawo:Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya Ayaa La Wareegtay Maamulka Cisbitaalada Banaadir Iyo Martiini.
- Wasiir Bayle oo Tababar ufuray Askar loo tababarayo ilaalinta Canshuuraha iyo Dakhliga Dalka.
Daawo:Gudoomiye Yariisow waa inan la ilaawin falkii argagaxisada 14 kii Oktoobar
- Updated: 11th October 2018

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa ka qeyb galay munaasabad ay qeybaha bulshada Gobolka Banaadir isku-xusuusinayeen musiibadii Qaran 14-kii Octoobar 2017.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa xusuusiyey bulshada Soomaaliyeed muhiimadda ay leedahay in meel looga soo wada-jeesto kooxaha caadeystay dhibaateynta shacabka, oo weli maskaxda ummadda Soomaaliyeed ay ka guuxeyso falkii argagaxisada ee 14-kii Octoober 2017.