Dhageyso:Suldaan Lagu dilay Puntland iyo Madaxwaynaha Puntland oo ka Tacsiyadeeyey

suldaan

Inaalilahi wa inaa ilayhi raajicun Allaalaha Unaxariistee Suldaan Xasan Cali jibriil oo ahaa Suldaanka beesha Aadan siciid Warsangeli ayaa Waxa saaka oo jimce ah Askari ka tirsan Ciidamada Aminga Puntland Dil ugu gaystay wadada u dhaxaysa hadaaftimo iyo badhan, Madaxwaynaha Puntland cabdiwali gaas ayaa waxuu ka tacsi udiray qoyskii iyo ehehladii uu ka baxay allaha unaxariistee Suldaan Xasan Cali Jibriil.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.