Daawo:Xildhibaan Idiris oo sheegay inuu Gaas raaligalin kabixiyo gafkii u gaystay Shacabka Koonfurgalbeed

gaas

Xildhibaan idiris Cabdi oo kamida Xildhibaanada Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxuu kacodsaday Madaxwaynaha Puntland inuu Raali galin kabixiyo hadalkii Gafka ahaa ee u gaystay Shacabka Koonfurgalbeed.

Madaxwaynaha Puntland oo furitaankii jamacada Baran ka sheegay “”Wiil kayimid Xudur, Diinsoor iyo Buur Xakabo inuu nagu maamulka dalkeena lama Aqbali Karo””

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.