Daawo:Golaha Wasiirada Somaliland Ayaa Somaliya Ku Eedeyay Socdaalka Gaas uu Mashaariicda uga furay Baran

Shirkii Golaha Wasiirada Somaliland Ayaa waxay Dowlada Soomaliya gaar ahaan Madaxwayne Farmaajo Ku Eedeyeen Socdaalka Gaas uu Mashaariicda uga furay Baran, waxayna sheegeen in soomaliya ay kusoo xadgudubtay dhulka Soomaliland ayadoo adeegsanaysa Maamulka Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.