Awaare oo dantiisa gartay oo heshiis lagalay Dowlada Soomaliya

Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed cabdi Waare ayaa sheegay in khilaafkii kala dhaxeeyey dowladda Federaalka Soomaaliya ka heshiiyeen.

Madaxwayne Waare ayaa sheegay in dowladda Federaalka kala hadlay in tabashooyinka ay qabaan dowlad goboleedyada laga qanciyo,isla markaana isaga dhankiisa uu dowladda kala heshiiyey khilaafkii kala dhaxeeyey.
Waare

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.