Akhriso:Magacyada 48 qof oo Cabdi Maxamed iyo liyuu Boliiska Dil ugaysteen

cabdilialay

Madaxwaynihii hore ee Maamulka Soomalida Itoobiya Cabdi Maxamed Cumar iyo Ciidamadii daacada u ahaa Liyuu Boliiska ayaa waxay dilal Badan, kufsi, dhac iyo Gawrac ugaysteen shacabka Soomaliyeed ee kusugan deegaanada Maamulka Soomalida Itoobiya.

Tacdiyadaan badan ee ay ku kaceen Madaxwaynihii hore ee maamulka Soomalida Itoobiya Cabdi Maxamed iyo Maleeshiyaadkii daacada u ahaa ayaa tacadiyo iyo meel ka dhacyo ayaa sannado badan ka socotay Dawlad Deegaanka Soomaalida Ityoobiya.

Hoos ka Akhriso Kumaan Soomali ah oo dilal loogu gaystay Deegaanka Somalida Itoobiya.

1.Farxan xakame ali
2.Cabdi iraad golcad
3.Goje maxamed nur ubax
4.Maxamed adan yare
5.Bayle carabay
6.Dhole xassan dhalo
7.Qodhob sananwayne
8.deeq irdho diiriye
9.xassan juujule cilmi
10. Sufi warsame takilo
11.xassan xusen cigal
12.xashi cartan shidane
13.gardhere mahamed cigal
14 .wargalay shaciye xashi
15.axmed adan bawbawle
16.cabdi xusen dirshe
17.bashi cismam jamac
18.cabdiwali guray jamac
19.salo geel axmed xashi
20.cabdi casis haybe yusuf
21.bashi salad warsame
22.cali fure aw cadi
23.kuumad xashi sh doon
24.sh bashir cisman jamac
25.candi salan muse gele
26.qorlex xirsi adaax
27.asad saleman ashkir
28.siciid saleman ashkir
29.adan dhagahur cabdile
30.cabdi risaq cabdul
31.nageye ilmadaw cartan
32.jamac inshar
33.burhan cali
34.cabdi rashid jamac
35.suldan cali dhuux
36 nasteex sahal mahamud
37.dahir xasan yare
38.farxan kilwo cali
39.joogax dhuure
40.farxiyo gabobe
41.cabdulahi mahamed yare
42 .deeq gabobe nuur
43.madar cabdikarin galo arag
44.mahamed sh cabdulahi xalane
45 .bagase olol kahiye
46.bayle carabey
47.bashir xudufar gelee
48.maxamed cabdile dhere

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.