Daawo:Maamulka Jubbaland oo ka Carooday Hadalkii Faarax Macalin

saYID

Maamulka Jubbaland ayaa si kulul uga jawaabey hadal shalay ka soo yeeray Siyaasiga Faarax Macalin oo mar soo noqday guddoomiyaha Aqlabiyada Baarlamaanka dalka Kenya, Faarax Macalin ayaa shaaciyay in dowladda Kenya ay taageero Ballaaran ay siiso maamulka Fadhiidka ah ee Jubbaland.

Madaxweyne ku-xigeenka Koobaad ee dowlad goboleedka Jubbaaland Maxamuud Sayid Aadan iyo Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Jubbaland ayaa si wada jir ah u qabtay Shir jaraa`id ayaa beeniyeen hadalka ka soo yeeray guddoomiyii hore ee Baarlamaanka Kenya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.